Brendan Rodgers oo ka Hadlay wararka ku aadan Mustaqbalkiisa kooxda Liverpool

0

Macalinka kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay in aysan jirin warar ku aadan in laga ceyrin doono shaqadiisa kooxda Liverpool

Brendan Rodgers ayaa Bandhig aan qancin Taageerayaasha kooxda Liverpool soo Bandhig kulamadii ugu dambeeyay isagoona kooxda ku Hogaamiyay Kaalinta 7-aad eek ala sareynta Horyaalka dalka Ingiriiska

Isagoo saxaafada La hadlayay ka Hor kulanka ay kooxdiisa la ciyaari doonto kooxda Evertoon ayuu sheegay in aysan Jirin warar ku aadan in laga ceyrin doono shaqada kooxda Liverpool

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here