Gabadha u ololaysa Waxbarashada Hablaha Malala Yousafzai oo Booqasho ku Taktay Xeryaha Qaxootiga Kenya+Sawirro

0

Malala Yousafzai oo ah Gabar u ololaysa waxbarashada hablaha  ayaa maanta booqasho ku taktay xeryaha qaxootiga ee ku yaala Degmada Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Ujeedada ugu wayn ee ay u booqatay qaxootiga Somaliyeed ee ku nool Dhadhaab, ayay ku sheegtay sidii ay ugula dabaaldeggi laheyd iyadoo 19 jirsatay dhawaan.

Malala Yousafzai oo booqashadeeda ka bilowday xerada qaxootiga ee Xagardheer, ayaa waxay kula kulantay hablaha qaxootiga, iyadoona u sheegtay in ay ku faraxsan tahay booqashada ay ugu timid.

Malala Yousafzai oo hablo badan kula hadashay xerada Dhadhaab ee Gobolka Woqooyi bari ee dalka Kenya ayaa gabdhaha ku dheeri galisay in ay joojin Waxbarashada isla-markaana ay ku dadaalan waxbarashadooda.

1468325547f4e10 1468325548cfe5f 146832554991f47 14683255469254d

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here