Toogasho ka Dhacday Maxkamad ku Taalo Dalka Mareykanka(DaawoSawirrada)

0

Gudaha Maxkamad ku taalo Degmada Berrien ee Gobolka Michigan  ee dalka Mareykanka waxaa  lagu dhex dilay seddex qof kadib markii maxbuus ay dacwadiisa ay ka socotay Maxkamada uu Batoolad ka dafay askari kamid ah ciidamadii Maxkamada ku sugnaa.

Dadkii Maxkamada ku sugnaa ayaa bilaabay in kala cararan waxaa goobta soo gaaray  Ciidamada Amaanka oo la sheegay  inay toogasho ku dileen ninkaasi maxbuuska ahaa.

Weerarkan ayaa ku soo beegmaya xili dalka Maraykanka ay weli ka socoto xuska weerarkii ka dhacay magaalada Dallas ee lagu dilay 5 askari oo booliis ah.

1468310401a35e5

An ambulance is seen outside the Berrien County Courthouse in St. Joseph, Michigan, U.S., where a gunman opened fire killing two bailiffs and injuring a civilian and a sheriff's deputy before being shot dead, July 11, 2016. Tony Wittkowski/The Herald-Palladium/Handout via Reuters
An ambulance is seen outside the Berrien County Courthouse in St. Joseph, Michigan, U.S., where a gunman opened fire killing two bailiffs and injuring a civilian and a sheriff’s deputy before being shot dead, July 11, 2016. Tony Wittkowski/The Herald-Palladium/Handout via Reuters

1468310410b1a68 1468310413aac04 1468310419e7ee5 1468310431d46b8 14683104399c8cc 146831042124ad0 146831044397bd8 1468310404975a5 1468310424284c9 1468310435090bf

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here