Dowladaha Sacuudiga, Qatar, Iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Maalinta Arbacada ay tahay maalinta koowaad ee ciidul fidriga xili caawa la waayay bisha Shawal.
Dowladahaan ayaa tilmaamay in seddex maalin la baadi goobayay bisha islamarkaana caawa la waayay bisha ayna muslimiinta waajib ku tahay in ay soomaan 30-maalin ee Bisha Ramadaan madaama la waayay curashada bisha Shawaal.
War qoraal ah oo lagu qoray Maxkamada sare ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegy in maalinta arbacad ay tahay maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.

