Dowladaha Carabta oo Sheegtay in Maalinta Arbacada ay Tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga

0

Dowladaha Sacuudiga, Qatar, Iyo Imaaraadka Carabta  ayaa sheegay in Maalinta Arbacada ay tahay maalinta koowaad ee ciidul fidriga xili caawa la waayay bisha Shawal.

Dowladahaan ayaa tilmaamay in seddex maalin la baadi goobayay bisha islamarkaana caawa la waayay bisha ayna muslimiinta waajib ku tahay in ay soomaan 30-maalin ee Bisha Ramadaan madaama la waayay curashada bisha Shawaal.

War qoraal ah oo lagu qoray Maxkamada sare ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegy in maalinta arbacad ay tahay maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here