Ala ha u Naxariistee waxaa Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku geeriyooday wariye Siraaji Cumar Cabdi oo ka mid ahaa Wariyaasha ka howlgalo Magalada Beledweyne,
Wariyaha ayaa la sheegay in uu istaagay wadnaha maamulka isbitaalka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay geerida Siraji Cumar Cabdi.
Allaaha u naxariste wariye siraji cumar cabdi ayaa ahaa wariyaasha mudada dheer ka shaqeyn jiray magalada beledweyne isagoo u soo shaqeyay xarumayaal kala duwaan oo warbahineed oo ku yaala koonfurta iyo Bartamaha Soomaliya.

