Antonio Valencia oo laga saaray ciyaartooda caawa wajahaysa kooxda Middlesbrough

0

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa shaxdiisa kasoo saaray xidiga Antonio Valencia xili caawa ay wajahayaan kooxda Middlesbrough ciyaaraha League Cup

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ecuador ayaa dhaawac  ka qabaya dhanka cagta wuxuuna dhaawaca kasoo garay kulankii ay barbaraha ay la galeen kooxda ay isku Magaalada  Yihiin ee Manchester City kulanka Derby Manchester

Valencia ayaa dhaawac ku ciyaaray  kulankii Todobaadkii aynu soo dhaafnay waxaa badal lagu sameeyay daqiiqadihii ugu dambeeyay waxaa lagu badalay xidiga heerka caalami ee xulka dalka Talyaaniga Matteo Darmian

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here