Diego Costa oo Isbitaal loola Cararay xili uu dhaawac kasoo Gaaray dhanka Xabadka

0

Weeraryahanka kooxda Chelsea Diego Costa ayaa  loogu Cabsi qabaa in uu dhaawac daran uu kasoo Gaaray dhanka xabadka kulankii xalay Guuldarada ay kala Kulmeen kooxda Stoke City

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa ciyaarta Laga saaray waxaana haatan la sheegay in la geeyay isbitaal ku yaala Galbeedka Magaalada London si loogu dabiibo dhaawaca kasoo gaaray dhanka Xabadka

Kooxda Chelsea ayaa xalay guuldaro kala Kulantay kooxda Stoke City ciyaarayaha Capital One cup-ka xili loogu badiyay Gool Kulaadyo gaaraya 4:5 oo Stoke ku badisay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here