Ajaaniib Laga Helay Xeebta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose+Sawirro

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in isbitaalka Magaaladaas la dhigay badmaaxiyiin u dhalatay Jasiiradda Comoros, kadib markii laga helay xeebta Magaaladaas.

Nimankaan  ayaa la sheegay in ay gaarayaan tiro ahaan 5- waxaana la sheegay in ay kasoo jeedaan  Jasiiradda Comoros, Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Juba-land ayaa sheegay in ay ku hadlayeen Luuqadda Faransiiska.

Xaaladooda Caafimaad ayaa hatan lagula Taacalayaa Isbitaalka weyn ee  Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose sida ay Mas’uuliyiin ka Tirsan maamulka Juba-land warbaahinta u sheegeen.

1467036019dd7e2 (1) 1467036019dd7e2 1467036040327a4

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here