French police inspect an illegal Roma camp in Aix-en-Provence to control and check the identity of its residents on August 19, 2010. France sent dozens of Roma home on flights to Bucharest on Thursday in the first mass repatriation since President Nicolas Sarkozy unveiled a crackdown on crime and immigration with the dismantling of some 300 illegal camps that has been condemned by rights groups. Some 60 Roma left on a chartered plane from Lyon and about a dozen boarded a flight from Paris, the first wave of transfers in a campaign to send 700 people living in squalid camps across France back to Romania and Bulgaria by the end of the month. REUTERS/Philippe Laurenson (FRANCE - Tags: SOCIETY POLITICS) - RTR2HF71
Booliska dalka Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay nin Somaali ah oo looga shakisan yahay inuu qayb ka yahay Shabakadaha wax tahriibiya.
Ciidamada Booliska Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga Howlgal ay sameeyeen ayay kusoo qabtaan ninkaan soomaliga ah oo loogu shakisan yahay inuu qayb ka yahay Shabakadaha wax tahriibiya balse aan magaciisa la shaacin.
Xeer ilaaliyaasha Magaalada Waqooyiga Talyaaniga ku taalla ee Brescia ee dalka Talyaaniga ayaa codsaday in la xiro ninkan soomalida ah , isagoo loo heysto in uu warqado been abuur ah u sameeyey tahriibayaal.
Dalka talyaaniga ayaa kamid ah dalalka inta badan ay ka baxaan Muhaajiriiinta doonaysa in ay gaaraan qaar kamid ah dalka Yurub.