Laacibkii Hore ee xulkaqaranka dalka Brazil iyo kooxda Real Madrid Roberto Carlos ayaa aaminsan in Kaptanka xulka dalka Brazil Neymar uu ka Tayo wanaagsan yahay laacibiinta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine Lionel Messi iyo weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku tartamaayay abaalamarinta sanadihii dambe abalmarinta Ballon d’Or.
Laakin Roberto Carlos ayaa xaqiijiyay In Neymar oo Tayo wanaagsan yahay labada laacib ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo markii la eego tayadiisa Kaptanka Brazil

