Al-shabaab oo Weerar ku Qaaday Ciidamo  ka Tirsan kuwa Midowga Afrika Amisom

0
Militants of al Shabaab ride on pick-up trucks after displaying their weapons on the outskirts of Mogadishu, December 8, 2008. The hardline Islamist insurgent group al Shabaab has taken control of a central Somali trading town after fighting that killed at least 13 people and wounded dozens of others, residents said. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA)

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Amisom iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka ka dhacay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka Tirsan Kuwa Al-shabaab ay qarax miino la eegteen kolonyo gaadiid oo ay la socdeen ciidamada Amisom waxaana intaas kadib xigay dagaal toos ah oo dhexmaray ciidamada Amisom iyo kuwa Al-shabaab.

Guddoomiyaha Degmada Baraawe Xuseen Barre Maxamed “Xuseen Jeex” oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalyahano ka Tirsan al-shaabaab ay weerar gaadmo ah ay ku qaadeen ciidamada Amisom isagoo  tilmaamay in al-shabaab laga dilay askar badan islamarkaana ciidamada Amisom uusan jirin qasaaro soo gaaray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here