Dowlada Mareykanka oo Sheegtay in Ciidamo ay u soo Direeyso Soomaaliya

0

Madaxweynaha dalka mareykanka Brack Obama ayaa goaan ku gaaray In dalka soomaaliya lageeyo ciidan kasocda Mareykanka kuwaasi oo la dagaalami doona ciidamada Al-shabaab.

Wasaarada gaashaandhiga mareykanka ayaa xustay in ciidamo  gaaraya 300 la geen doono dalalka Burkina Faso, Cameroon, Central African Republic, Chad, Democratic Republic of Congo, ,Mali, Niger, Nigeria, Somalia iyo dalka South Sudan  oo colaado ay ka jiraan xiligaan

Madaxweyne Obama ayaa sheegay in goobahaasi ay ka jirto Qatar xoogan oo dhanka ah amaanka

Ilaa iyo hada macado ciidanka lageenayo soomaaliya in ay yihiin kuwa dhulka ah oo ka qeyb qaadanaayo dagaalka lagula jiro Al-shabab iyo in ciidankaasi ay tababaro siin doonaan ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa Amisom.

Talaabadaan waxa ay imaaneysaa iyadoo dowlada  Wadanka ingiriiska ay sheegtay in ciidamo gaaraya 70 askari ay soomaaliya u soodiri doonto dhawaan

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here