Raisulwasaaraha Soomaliya oo Muqdisho kaga Qeyb Galay Munaasabad Lagu Xusayay Dhalashadii Boqoradda Ingiriiska

0

Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Dhalashadii Boqoradda Ingiriiska Queen Elisabeth II oo lagu qabtay safaaradda Britain ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabada waxaa soo qaban qaabisay danjiraha Britain u fadhisa Soomaaliya Harriet Mathews ayaa waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka Tirsan dowlada Soomaliya oo uu ugu horreeyo R/wasaaraha dalka Cumar Cabdi rashiid Cali Sharma’arke.

Mas’uuliyiintii ka qeyb galay Munaasabada oo  hadalo ka jeediyay ayaa intooda badan  ugu hambalyeeynayay Dhalashada boqoradda Ingiriiska Queen Elisabeth II oo dhawaan sagaashan jirsatay.

xusboqorad1 xusboqorad2 xusboqorad3 xusboqorad5 xusboqorad7 xusboqorad8 xusboqorad9 xusboqorad10 xusboqorad11 xusboqorad12 xusboqorad16

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here