Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Dalka Kenya oo Sheegay in Maxkamad ay La Tiigsan Doonaan Dowlada Kenya

0

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya ayaa sheegay in Maxkamad ay u gudbiyeen Dacwad ay ku doonayaan in ay kaga hortagaan Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab.

Guddigaan ayaa waxaa ay sheegeen in Maxakamada ay u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab waxaana Arrintaas ay ku tilmaameen in ay tahay mid Sharci daro ah.

“Waa xaaraan Sharcidaro ah waxa uuna saamayn Xun ku yeelan karaa Xuquuqda iyo Xoriyada aas aasiga ah ee kumaan Qaxooti iyo Magangelyo doon ah kuwaas oo ku sugan Jamhuuriyada Kenya,waxaana laga hor istaagayaa waxyaabaha muhiimka u ah sidaan waxaa yiri Guddiga.

Guddiga ayaa tilmaamay in Arrintaan ay Jebinayso Nidaamka illaalinta  Qaxootiga Qaran ahaan Gobol ahaan iyo Heer caalami intaba.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here