Qarax Qasaaro Geystay oo ka Dhacay Bartamaha Magaaladaa Istanbul ee Dalka Turky-ga+Sawirro

0
A destroyed van is pictured near a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray gaari bas ah ay saarnaayeen Ciidamo katirsan kuwa booliiska dalka Turkiga, oo marayay Bartamaha Magaaladaa Istanbul.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay 11-qof oo todobo kamid ah yihiin ciidamada booliiska afarta qof kale ayaa la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah, waxaa sidoo kale qaraxan ku dhaawacmay 36-qof oo qaar kamid ah ay qabaan dhaawacyo halis ah.

Gudoomiyaha Magaalada Istanbuul Vasip Sahin , oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in uu qaraxa ka dhacay degmada Vezneciler, oo kutaala bartamaha  Magaalada Istanbul ee dalka Turky-ga.

Ilaa Hadda Ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada Qaraxa ka dhacay Magaalada Bartamaha Magaaladaa Istanbul.

f3255a2ee33349b5b8b22a8ae804ccae_18

A destroyed van is pictured near a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016.    REUTERS/Osman Orsal
A destroyed van is pictured near a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal
People stand beside beside a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016.    REUTERS/Osman Orsal
People stand beside beside a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal

sahin_4

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here