Feeryahankii reer Mareykan ee Maxamed Cali Kalaay oo Geeriyooday

0

Waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday Feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, oo Muddooyinkii dambe  la jiifay xanuun kaga dhacday Sambabada iyo Neefsashada, xanuunkaasi oo ku dhacay 1984, Afar sano kadib markii uu ka fariistay Feerka.

Feeryahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay ayaa Xaaladiisa Caafimaad mudooyinkii ugu dambeeyay laga deyrinayay waxaana uu xalay ku geeriyooday dalka Mareyakanka xili ay da’diisa ay aheyd 74 sano jir.

Maxamed Cali Kalaay waxa uu ku dhashay Gobolka Koofurta Mareykanka ku yaala ee Kentucky, Sanadkii 1964 ayuu Muslim noqday, xilligaasi oo aheyd markii ugu horeysay oo uu helo Abaalmarinta caalamiga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here