Madaxweynaha Dalka Turky-ga Erdoğan oo Gaaray Dalka Uganda +Sawirro

0

Madaxweynka dalka Turky-ga Recep Tayyip Erdoğan iyo mas’uuliyiin ka Tirsan dalka Turky-ga ayaa gaaray dalka Uganda ee Bariga Qaarada Africa,

Madaxda dalka Uganda ayaa wafdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha dalka Turky-ga Recep Tayyip Erdoğan kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Entebbe ee dalkaas.

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in Aqalka Madaxtooyada dalka Uganda ay ku kulmaan Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan  iyo Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo dhawaan ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalkaas.

Arimaha ugu waaweyn ee ay ka wada hadli doonaan labada masuul ayaa ah arimaha ganacsiga iyo sare u qaadista xiriirka labada dal.

1464771343c8abf (1) 1464771343c8abf

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here