Agaasimaha Idaacada Goob-joog FM Xasan Maxamuud oo Xuriyadiisa Dib u Helay

0

Waxaa Goor sii Horeysay Xoriyadiisa dib u helay Agaasimaha idaacada Goob-joog Fm  Xasan Maxamuud kadib markii Duhurnimadii maanta lagu Xiray Xarunta Hay’ada CID-da ee Magaalada Muqdisho.

Agaasimaha ayaa loogu yeeray Xarunta CID-da kadib markii mas’uuliyiinta Hay’ada ay u sheegeen in wax laga weydiinaayo  wareysi ay idaacadiisa la yeelatay xidlhibaan ka Tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku xiran sida la sheegay xarunta CIA-da.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here