Waxaa Goor sii Horeysay Xoriyadiisa dib u helay Agaasimaha idaacada Goob-joog Fm Xasan Maxamuud kadib markii Duhurnimadii maanta lagu Xiray Xarunta Hay’ada CID-da ee Magaalada Muqdisho.
Agaasimaha ayaa loogu yeeray Xarunta CID-da kadib markii mas’uuliyiinta Hay’ada ay u sheegeen in wax laga weydiinaayo wareysi ay idaacadiisa la yeelatay xidlhibaan ka Tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku xiran sida la sheegay xarunta CIA-da.

