Wararka Akhriso:- Maamulka Juba-land oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed ee Soomaliya By Radio Simba - Mayıs 22, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Iyadoo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ay ka socdaan shir loogu hadlaayo Hanaanka Doorashada ayaa wali waxaa jira is mari-waa ku aadan qaabka Hanaanka Doorashada Soomaliya.