Sawirro:- Shirkii Loogu Hadlaayay Midaynta Siyaasadda Dawladaha Hoose ee dalka oo Lasoo Gaba-gabeeyay

0

Magaalada Cadaado ee Caasimada kmg-ga Galmudug waxaa maanta Lagu soo gaba-gabeeyay shirkii loogu hadlaayay midaynta siyaasadda dawladaha hoose ee dalka.

Shirkaan  ayaa ahaa midkii sadexaad oo ay yeesheen Madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka  Soomaliya, Wasiirada Arrimaha Gudaha Dawlad Goboleedyada dalka, iyo Wakiilo ka Socda Gobolada Hiiraan, Shabeelada dhexe iyo Banaadir.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray Qodobo muhiim ah oo ka qaybgalayaasha isku afgarteen oo ka kooban 10 Qodob, waxaana warbaahinta u aqriyay qodobada xoghayaha joogtada ah ee wasaarada Arrimaha Gudaha Pro:- Yaxye Cali Ibraahim.

War-murtiyeed-

1-7 2-6 4-5 5-5 6-4 7-3 9-1 10-1 11

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here