Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Wasiiru Dowlahaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug

0

Kadib markii dhawaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed uu xilkii ka qaaday  Wasiiru Dowlihii Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maamulka Galmudug, ayaa madaxweynaha waxa uu haatan magacaabay wasiiru Dowladaha Cusub ee wasaaradaas.

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Wasiiru Dowle loogu magacaabay inuu noqdo Cabdulle Xasan Nuur.

146338007190670 (1)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here