Kadib markii dhawaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed uu xilkii ka qaaday Wasiiru Dowlihii Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maamulka Galmudug, ayaa madaxweynaha waxa uu haatan magacaabay wasiiru Dowladaha Cusub ee wasaaradaas.
Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Wasiiru Dowle loogu magacaabay inuu noqdo Cabdulle Xasan Nuur.


