Arjen Robben oo dib Ugu soo Laabtay kooxda Beyer Munich

0

Kooxda Bayern Munich ayaa Galabta dib u heshay xidigeeda  Arjen Robben waxaana loo magacaabay in uu wajaho kooxda  FC Koln

xidiga heerka caalami ee xulka dalka Netherland ayaa ku dhaawacmay waajibkaadka xulkiisa Bishi  September 3, waana kulankiisa Ugu horeeyay uu kasoo Muuqdo kadib goolkii uu ka dhaliyay kooxda Bayer Leverkusen bishii August  ciyaar kusoo dhamaatay 3-0

Bayern XI v Koln: Neuer; Rafinha, Boateng, Alaba; Robben, Vidal, Lahm, Coman; Muller, Lewandowski, Costa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here