Kooxda Bayern Munich ayaa Galabta dib u heshay xidigeeda Arjen Robben waxaana loo magacaabay in uu wajaho kooxda FC Koln
xidiga heerka caalami ee xulka dalka Netherland ayaa ku dhaawacmay waajibkaadka xulkiisa Bishi September 3, waana kulankiisa Ugu horeeyay uu kasoo Muuqdo kadib goolkii uu ka dhaliyay kooxda Bayer Leverkusen bishii August ciyaar kusoo dhamaatay 3-0
Bayern XI v Koln: Neuer; Rafinha, Boateng, Alaba; Robben, Vidal, Lahm, Coman; Muller, Lewandowski, Costa

