Danny Higginbotham : Maqnaanshaha xidigaha Sergio Aguero iyo David Silva  waa Fursad ay Haysato kooxda Manchester United

0

Daaficii Hore ee kooxda Manchester United Danny Higginbotham ayaa aaminsan ka maqnaanshaha kooxda Manchester City xidigaheeda Sergio Aguero iyo  David Silva in faaido badan  u Tahay kooxda Manchester United

City ayaa Bari galab garoonka Old Trafford kula ciyaari doonto kooxda Manchester United iyadoona hadalo kulul ay hawada  isku mariyeen macalimiinta Louis van Gaal iyo  Manuel Pellegrini’

Daaficii Hore ee xulka dalka Giblatar Danny Higginbotham ayaa Tilmaamay in xidigaha Sergio Aguero iyo David Silva ay yihiin kuwa ugu saameynta badan kooxda Manchester City maqnaanshahooda ay Faaido ay u Tahay kooxda Manchester United

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here