Wareegto kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Galbeed Soomaliya ayaa lagu magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeelaha Hoose.
Mudane Abdulaahi Maxamed Noor ayaa loo magaacay Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed soomaliya wixii haatan ka dambeeya.


