Akhriso:- Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed oo La Magacaabay

0

Wareegto kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Galbeed Soomaliya ayaa lagu magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeelaha Hoose.

Mudane Abdulaahi Maxamed Noor ayaa loo magaacay Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed soomaliya wixii haatan ka dambeeya.

hdhshhd

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here