Degreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Xilkii loogu qaaday Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Galmudug Mudane C/samad Yuusuf Cilmi.
Arrimaha Ugu weyn ee Wasiirka ku-xigeenkii Xilka loogu qaaday ayaa lagu sheegay Amar diido iyo wada shaqeyn la’aan.


