War Deg Deg:- Madaxweynaha Galmudug oo Xilkii ka Qaaday Wasiir ka Tirsan Galmudug

0

Degreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Xilkii loogu qaaday Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Galmudug Mudane C/samad Yuusuf Cilmi.

Arrimaha Ugu weyn ee Wasiirka ku-xigeenkii Xilka loogu qaaday ayaa lagu sheegay Amar diido iyo wada shaqeyn la’aan.

Arrimaha u001(1)

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here