Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo Magaalada Jabuuti kula Kulmay Sheikh Shariif +Sawirro

0

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa Magaalada Djabuuti ee Caasimada dalka Jabuuti kula Kulmay Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Sheikh shariif Sheikh Axmed oo ka qeyb galay Caleema-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Somaliya, ayaa si kedis ahayd ula kulmay Shariif Sheekh Axmed, xilli ay la jooggeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya, Xildhibaan Aadan Barre Ducaale.

Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh  iyo sheikh Shariif ayaa kulankooda la sheegay in  uu ku koobnaa kaliyah is arag waxaa la tilmaamayaa in ay jiri karaan kulamo kale oo labada mas’uul ay wada qaateen.

1462738752d3ad1 1462738758d5131 1462738759f9c59 1462738760846a5 146273875713161

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here