Weerayahanka kooxda Liverpool iyo xidiga qadka dhexe ee kooxda Totenham Danny Ings iyo Dele Alli oo loogu yeeray xulka dalka England kulamada isreebreebka Uero 2016-ka
Xidiga weerarka kaga ciyaara kooxda Liverpool Danny Ings ayaa Bandhig wanaagsan ka sameeyay kooxda Liverpool kulamada uu ka soo Muuqday sidoo kale xidiga dhaxe ee kooxda Totenham Dele Alli uu Bandhig wanaagsan la Yimaaday kulmadii ay kooxdisa ciyaartay
ciyaartooda la Magacaabay xiligaan:
Goalkeepers: Jack Butland, Joe Hart, Tom Heaton.
Defenders: Ryan Bertrand, Gary Cahill, Nathaniel Clyne, Kieran Gibbs, Phil Jagielka, Phil Jones, Chris Smalling, John Stones.
Midfielders: Dele Alli, Ross Barkley, Michael Carrick, Adam Lallana, James Milner, Alex Oxlade-Chamberlain, Jonjo Shelvey, Raheem Sterling.
Forwards: Danny Ings, Harry Kane, Wayne Rooney, Jamie Vardy, Theo Walcott.

