Wararka Wasiirka Amniga oo Shaqada Ka Joojiyay Taliyaha Ciidanka Booliska By Radio Simba - Nisan 27, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu shaqa joojin ku sameeyay taliyaha ciidanka booliska Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar oo ah gudoomiyaha guddiga amniga ee doorashada.