Wasiirka Amniga oo Shaqada Ka Joojiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu shaqa joojin ku sameeyay taliyaha ciidanka booliska Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar oo ah gudoomiyaha guddiga amniga ee doorashada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here