Wararka Hirshabeele oo Shaacisay Guddiga Xulista Ergada (GXE) 2 kursi By Radio Simba - Nisan 13, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) 2 kursi ka mid ah kuraasta taala magaaladda Baladweyne.