Midowga Africa ayaa ka horyimid ceyrintii Ergaygii Midowga afrika uxilsaarnaa Soomaaliya Francisco Madeira.
Gudoomiyaha ayaa sheegay inu Ka walaacsanyahay warqadaas uu Ra’isal wasaaraha so saaray isagoo dhinaca kale iney qiimeynayaan tixgalinayaa warqadi uu madaxweynaha so saaray ee dib u xaqiijineysay balanqaadki la shaqeyntiisa Miidawga Afrika.


