Akhriso:-Xiliga La Dhaarinaayo Xildhibaanadda Cusub oo La Shaaciyay

0

Guddiga doorashada heee federaal ayaa soo saaray jadwal cusub oo ku shaqeyn doono, iyadoo jadwalkana lagu soo bandhigay xilliga la dhaarinayo xildhibaanada la doortay.

Guddiga ayaa sheegay in ugu dambeyntii XIldhibaanadda la dhaarin doono 14ka bisha soo socota ee Abriil.

Lama ogo sida go’aankaan u dhaqan gali karo, madaama aysan wali doorashooyinkooda soo dhameystirin Maamuladda Puntland, Jubbland iyo Hir-shabeelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here