Angel Di Maria :- Waan Gubay Xusuustii kooxda Manchester United

0

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Angel Di Maria ayaa si cad u sheegay in uu gubay xasuustii kooxda kooxda Manchester United kadib markii uu hal xili ciyaareed uu kusoo qaatay dalka ingiriiska,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentina ayaa kasoo dhaqaaqay kooxda Manchester United bishii August 2014, kadib markii uu 3-gool uu u dhaliyay United-ka 27-kulan uu kasoo muuqday garoonka Old Trafford waxaana ku adkaatay Nolosha kooxda Manchester United.

Dhanka kale Laacibkii Hore ee kooxda Manchester United ayaa durbadii la qabtay Noloshada dalka France gaar ahaan kooxda ka dhisan Magaalada paris ee Paris Saint-Germain.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here