Wareegto Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug, oo Nuqul kamid ah Lasoo gaarsiiyay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayuu Madaxweynaha Magaalada Cadaado ugu Magacaabay in ay tahay Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi.
Lifaaqa Hoose Ka Aqriso Wareegtada Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha


