Qaar kamid ah Xaafadaha ka ag dhow Madaxtooyada oo Madaafiic lagu Garaacay

0

Warar naga soo gaaraya xaafado ka ag dhow  Madaxtooyada soomaliya ayaa ku waramay in maanta halkaas lagu garaacay tiro madaafiic ah oo geysatay qasaaro Nafeed,

Qof goo-jooge ah oo ka ku sugan mid kamid ah xaafadaha ka agdhow Madaxyooyada soomaliya oo la hadlay idaacada simba ayaa sheegay in qasaaro badan ay geysteen madaafiic lagu garaacay xaafadaha ka ag dhow Madaxtooyada soomaliya,

Ilaa hada lama ogo halka sida rasmiga loogu soo tuuray madaafiicda maanta lagu garaacaya xaafado ka ak dhow Madaxtooyada soomaliya sanadkii aynu soo dhaafnay sidaan oo kale madaafiica loogu garaacay xaafado ka ak dhow madaxtooyada soomaliya,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here