Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid rug cadda Saxaafadeed Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho,
Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Cabdi Xaaji Goobdoon uu haaa Macalin saxaafaeed aysan ilaawi doonin Dhamaan bahda saxaafada qeybaheeda kala duwan,
Madaxda dowlada soomaliya ayaa gabi-ahaanba ka tacsiyadeeysay geerida Naxdin leh eek u timid rug cadda Saxaafadeed Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho,

