Madaxda dalalka Raashka iyo Ingiriiska oo kawada Hadlaya Xaalada dalka Siiriya.

0

Raisul wasaaraha dalka ingiriiska david Cameroon ayaa sheegay in dalkiisu uu wada hadalo kala yeelan doono dalka raashka xaalada dagaal ee ka jirta dalka Syria. ee bariga dhexe,

David Cameroon waxaa uu sheegay in Britain ay marnaba ka xishoon doonin in raashka ay kala hadasho xaalada murugsan ee sanadyada badan  ka jirta dalka Syria. oo halkaas ay ku dagaalamayeen dowlada iyo kooxda qilaafada Islaamka,

Raashka ayaa si daacad ah u taageersan madaxweynaha dalka Syria ee bishaar al-asad halka britaina ay taageersan tahay in meesha laga saaro madaxweynaha dalka Syria ee bishaar Al-asad. oo mudo dalkaas xukumayay,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here