Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Kormeer ku Tagay Goobihii Xalay la Weeraray

0

Madaxweynaha Soomaliya Xasan sheikh Maxamuud uu wehliyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed sheikh xaamud ayaa galinkii dambe ee Maanta tagay goobihii xalay la weeraray ee xeebta liido ee degmada C/casiis ee gobolka Banaadir,

Madaxweyaha ayaa si gaar ah u indha Indheeyay goobihii weerarka Lagu qaaday isagoona ku Tilmaamay weerarkii xalay mid ka baxsan bini’aadanimada isagoona Tacsi u direy dadkii ku dhintay iyo dadkii ku dhaawacmay weerarka,

Kormeerka uu Madaxweynaha Soomaliya ku Tagay goobihii xalay la wareeray ayaa kusoo beegmaya xili xalay weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac lagu qaaday hoteel ku yaala xeebta liido ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, waxaana sheegtay Mas’uuliyadiisa Xarakada al-shabaab,

qaraxa-liido-1 qaraxyo (7) qaraxyo (6) qaraxyo (5) qaraxyo (4) qaraxyo (3) qaraxyo (2) qaraxyo (1)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here