Manuel Pellegrini oo Meesha ka Saaray in uu Noqonayo Macalinka Xulka Chile

0

Macalinka kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa meesha ka saaray warar ku aadan in uu xili ciyaareedkaan qaban-doono shaqada xulka dalka chile ee Latin America,

Manuel Pellegrini ayaa shaqadiisa shaki la galinayaa kadib markii ay soo baxeyn warar ku aadan in ay kooxda heshiis la gaartay macalinkii Hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola’ oo dhawaan shaaciyay in uu ka dhaqaaqayo kooxda Bayern Munich,

Kadib markii maalintii shalay aheyd uu shaaciyay in uu shaqada xulka dalka Chile iska casilay Jorge Sampaoli waxaa soo baxaya in  xulka dalkaas lala xiriirinaayo macalinkii Hore ee kooxda Malaga Manuel Pellegrini.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here