Totenhan oo Xidigo kale lasoo Wareegaysa Xili Ciyaareedkaan

0

Macalinka kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa sheegay in kooxda ay xili ciyaaredkaan lasoo wareegayso xidigo kale oo tayo wanaagsan isagoona meesha ka saaray in xidigo ay ka Tagayaan kooxda,

Macalinka reer Argentine ayaa la dhacsan qaab ciyaareedkan wanaagsan ay soo bandhigayaan xidigaha yar yar ee kooxda Totenham sida Harry Kane iyo Dele Alli.

Totenham ayaa kaalinta 4-aad soo gashay iyadoona 2-dhibic oo Nadiif ah ka hooseesa kooxda kaalinta 5-aad ee Manchester United.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here