Akhriso:- Sida beelaha Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe loogu qeybiyay Xubnaha Odayaasha

0

Kadib markii shalay uu Magaalada Jowhar ka Furmay wajiga Labaad ee shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo shabeelaha Dhexe ayaa waxaa soo baxaya sida beelaha labada gobol loogu qeybiyay xubnaha Odayaasha soo xulaya ergooyinka

Qaar kamid ah Odayaasha ku  sugan  Magaalada Jowhar oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la isku af-gartay qaabka loo qeybsanayo beelaha labada gobol. ee Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,

Dhanka kale odoyaal kale oo ku sugan Magaalada Jowhar ayaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ku eedeeyay in uu si af-duub ahaa u  keenay Magaalada Jowhar ee Gobolka shabeelaha dhexe si ay ugu qeyb galaan shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo shabeelaha dhexe.

Halkaan Hoose ka akhriso

ABGAAL——————- 15-XUBIN

XAWAADLE————– 15- XUBIN

GAALJECeL————— 6-XUBIN

GUGUNDHABE——— 6-XUBIN

JAREERWEYNE——– 6-XUBIN

HABARGIDIR———– 5-XUBIN

UDEEJEEN————-   2 XUBIN

MOOBLEEN————  2 XUBIN

DIR———————– 2 XUBIN

SHIIKHAAL————- 2-XUBIN

REER OWXASAN———2-XUBIN

HILIBI————————-2-XUBIN

YAXAR—————— ——-2-XUBIN

CARAB———————— 1-XUBIN

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here