Maamulka Israil oo Cambaareeyay Cunaqabateentii laga Qaaday dalka iiraan.

0

Raisulwasaaraha dalka israil binyimiin natanyaahu ayaa si kulul u  cambaareeyay in cunaqabateenta laga qaado Dowlada dalka iiraan.

binyimiin natanyaahu  Raisulwasaarah dalka Israel ayaa sheegay in dowlada  iiraan ay gobolka bariga dhexe ay ka abuureyso falal argagaxiso ah. Iyadoona taageero u fadinaysa kooxaha al-qaacida  xiriirka la leh sida daacish,

Waxaa kaloo Netanyahu uu sheegay in hada dalkiisu uu galay xaalad Qatar ah madaama cunaqabateentii dhanka Hubka laga qaaday dowlada wadanka iiraan

Iiraan ayaa laga qaaday cuna qabateen muddo saarneed kadib markii kulan ay ku yeeshteen lixda quwad ee dunida magaalada viena lagu go’aamiyey in cuna qabateenta laga qaado dalka iiraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here