Raisulwasaaraha dalka israil binyimiin natanyaahu ayaa si kulul u cambaareeyay in cunaqabateenta laga qaado Dowlada dalka iiraan.
binyimiin natanyaahu Raisulwasaarah dalka Israel ayaa sheegay in dowlada iiraan ay gobolka bariga dhexe ay ka abuureyso falal argagaxiso ah. Iyadoona taageero u fadinaysa kooxaha al-qaacida xiriirka la leh sida daacish,
Waxaa kaloo Netanyahu uu sheegay in hada dalkiisu uu galay xaalad Qatar ah madaama cunaqabateentii dhanka Hubka laga qaaday dowlada wadanka iiraan
Iiraan ayaa laga qaaday cuna qabateen muddo saarneed kadib markii kulan ay ku yeeshteen lixda quwad ee dunida magaalada viena lagu go’aamiyey in cuna qabateenta laga qaado dalka iiraan.

