Kalfadhigii 5-aad ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Jamahuuriyadda Soomaaliya ayaa la shaaciyay in uu si rasmi ah u xirmay.
Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in Kalfadhiga 6-aad ee uu Furmi doono 27-ka bisha September ee 2019-ka.

